Duqeyn Khasaaro geesatay oo lagu garaacay Iskuul iyo Isbitaal kuyaala Degmada Saakow

Diyaarado dagaal oon wali la ogeyn cida iska leh ayaa xalay duqeymo khasaaro kala duwan dhaliyay waxa ay ka geesteen Degmada Saakow ee gobolka Jubada Dhaxe, halkaas ay maamulaan dagaalyahanada Al Shabaab. Duqeynta ayaa la sheegay in lala eegtay isbitaalka Degmada Saakow iyo sidoo kale kuleej caruurta wax lagu baro, waxaana duqeyntan ka dhashay khasaaro … Continue reading Duqeyn Khasaaro geesatay oo lagu garaacay Iskuul iyo Isbitaal kuyaala Degmada Saakow